Ogaysiis Xaflada Khatumu ee Belgium Oo Laqaban Doono ….

Waxaa Laogaysiinyaa Jaaliyada Khaatumo Ee Kunool Dalka Bilgium In Laqaban Doono Xaflad Balaaran Oo Lagu Taageeri  Doono Madaxweynaha Cusub Ee Khaatumo Iyo Kuxigeenkiisa Ee ladoortay  .
Xafladan Ayaa Kadhici Doonta  DWARSLAAN 9 2050
ANTWERPEN BELGIUM.
Taariikhdu markaytahay 06/09/2014
waxayan bilabanaysa 2da duhurnimo ilaa 12ka habenimo .
waxaana kasoo qayb geli doona masuuliyin sare waxa kaloo lagu casumay shacabka degan Nederland, France iyo Germany Iyo Dhamaan Caalamka Daafihiisa Kala Gedisan.
kasoo qayb galwacan

amin

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook