Ra’iisul wasaare C/weli oo Cajiib Ah Udifaacay Hub dhigista Muqdisho +COD

Ra’isulwasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa ku tilmaamay hawlgalada hub ka dhigista ee Mudisho ka socda mid lagaga hortagayo dhibaatooyin uu sheegay in ay maleegayaan Al-Shabaab.

Ra’isulwasaare Cabdiwali Shiikh Axmed waxa afka ku dhuftay in hubkii lagu weeraray Xaruumaha muhiimka ee Dowladu uu ahaa mid aad u culus isla markaana dalka aanu uga imaan , dibada.

Mudane Cabdiwali waxa uu yiri” Magaalada Muqdisho waxa ka dhacay dilal. Sidaa dareteeda ay qaadayaan talaabo kasta oo ay ku sugayaan ammaanka Caasimada.

Hadalka Ra’isulwasaraha ayaa Imaanaya xili Ciidamada Nabad sugida Dowlada Magaaladan ayka fuliyeen howlgalo ay ku soo qabteen hub yaaliiya Magaalada.

Ahmed Roble
Wardoon.netgmail.com

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook