Ra’iisul wasaare C/weli Sheekh oo kusiijeeda Kismaayo

Wararka haatan Warbaahinta Wardoon.net  Kasoo gaaraya magaalada Kismaayo ayaa waxay sheegayaan in magaaladaasi uu ku wajahan yahay Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya C/weli Sheekh Axmed iyo xubno la socda.

Ra’iisul wasaaraha waxaa wehlin doona wasiirka gaashaandhiga xukuumada Soomaaliya iyo sidoo kale saraakiil ka mid ha ciidamada xooga dalka Soomaaliya.

Warar ay si hoose u heshay Warbaahinta Wardoon.net ayaa waxay sheegayaan in safarka C/weli uu xiriir la leeyahay imaanshiyaha Kismaayo ee Barre iyo ciidamadiisa.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook