opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Salaama Restaurant Oo soolaba Kacleesay Dib Uhabeen Balaarana Lagusameeyay+ Cunto Bakistaan+ Cunto Somalin+ SAWIRO BADAN

Share

Waxaan Shalay Oo Jimco Ahayd Oslo Dib Loogafuray Maqaayadii Caanka Ahayd Ee Salama Restaurant Oo Maalmahaanba Kujirtay Dib Isuhaybayn Iyo Inay Raadsato Meel Kawanaagsan Meeshedii Hore Kana Balaaran Dhul Ahaan.
Xaflad Balaaran Oo Lagu furayay Salamada Cusub New Salama Ayaa Shalay Kadhacday Oslo Tasoo Ay Kasooqeyb Galeen Macaamiisheedii Hore Oo Maalmahaanba Hadal  Hayay Goormee Lafuri Doonaa Salama Restaurant Iyo Kuwo Kale Oo ShalayMarkay Yimaadeen Layaabay Goobta Qurxoon Iyo Cuntada Macaan Ee Salaama Kuna Shalayay Maxaa Mar Hore Inta Noogaga FuriWeyseen.

Mar aan Wareesi Ladhexqaadnay Kasooqayb Galayaashii Xalfada Salama Waxay Si Hoose Noogu Sheegeen In Salama Dumin Doonto maqaaxiyo Badan Oo Magaaladaan Kutaal Oo Dadkoodii Kasoo carari Doonaan Iskuna Soosheegi Doonaan Fadhigaan Macaan Iyo Cuntadaan Macaan.

Salaama Restaurant Wuxuu Kutaal
Oslo Xaafada Grønland Santarkeeda Bazaar
Waxaadna Kasoogeli Kartaan Kasoo Horjeedka Dukaanka Garweyne

Adresska

Tøyengt  2
0190 Oslo
Tell: 40166805 /45807931

WD MADAXA WARDOON.NET
ADAN
OSLO NORWE
Y

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook