opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Samuel Eto’o Oo kubiiray Kooxda Liverpool.

Share

Weeraryahanka u ciyaari jiray kooxda Chelsea ee Samuel Eto’o ayaa si lama filaan u aaday kooxda Liverpool isagoona haatan ka gudbay tijaabadda caafimaadka ee kooxda Liverpool.

Warsidaha Sportsmail ayaa soo warinaya in weeraryahankii hore ee kooxda Chelsea in shalay oo jimca ahayd uu tijaabada caafimaadka ku maray magaaladda Paris ee caasimada dalka France.

Ciyaaryahankan u dhashay xulka Cameroon ee Eto’o oo haatan 33 jir ah ayaa waxaa la sheegayaa in heshiis hal xilli ciyaareed ah uu la galay kooxda Liverpool, isagoona  kooxda Reds la joogi doona mudo 12 bilood ah.

Si kastaba Mario Balotelli ayaa isna shalay ka soo dagay magaaladda Liverpool, isagoona heshiis £16million ah ugu wareegay Liverpool.

bariis wardoon sports
wardoon.net@gmail.com

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook