Sawirka Xasan Xanafi Xaaji Oo Lasoo Bandigay Isagoo Dhaawacyo Kamuqdaan +SAWIRO

Warbaahinta ku hadasha afka Dowlada Soomaaliya ayaa soo bandhigtay Sawir la sheegay in uu yahay Wariye Xasan Xanafi Xaaji Xasan oo kamid ahaa Saraakiisha Al-Shabaab kuwooda Warbaahinta u qaabilsan.

Xasan Xanafi ayaa hada gacanta ugu jira Ciidamada Sirdoonka Dalka Kenya Kuwaa oo dhaaan ka qabtay Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya , waxaana hada nnkan katirsanaa Al-Shabaab kusocda baaritaano dheeraad ah.
Xasan Xanafi Xaaji, ayaa lagu arkay jirkiisa dhaawacyo kala duwan sida madaxa qeybo ka mid ah, Dhegta, Kiliyada iyo Lugta, waxaa wadajir gacanta ugu haya hadda ciidammda Kenya iyo Sirdoonka Soomaaliya oo ku raaf\djoogay horjoogahaasi Al-Shabaab ka tirsan.
Dhowaan ayaa la rajeynayaa in la horkeeno maxkamadda ciidammada Qalabka Sida oo codsatey in loo soo gacan galiyo maadaama loo soo gudbiyey dacwado ka dhan ah horjooge Xasan Xanafi Xaaji.
 
Ahmed Roble
Wardoon.net@gmail.com

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook