opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Sheeko Qosol Leh Tuug Lacayrsanayay Iyo Askartii Cayrsanaysay Oo Xaalkoodu Qosol Iyo Maadees Isu Bedelay+ VIDEO

Share

Hawl gal lagu eryanayay nin tuug ah dalka Brazil ayaa isku rogtay sida mar kaliya xaalad qosol iyo maadays oo kale ah, ka dib markii tuugaas oo dul cararayay saqafka guryo jiingadoodu sibidh ka samaysan tahay oo gaboobay ay la dumeen isaga iyo dadkii eryanayay, waxaana halkaas ka dhacay xaalad qosol ah, basle waxa uu ugu danbayntii tuugaasi gudaha ugu dhacay mid ka mid ah dhismayaasha, halkaas oo isagoo dhaawacan gaadiidka gurmadka deg deg ah ee caafimaadku ka qaaday.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook