opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Siidii Marko Maamulkii Hore Wuu Fashilmay Mid Cusub Baaloodhisayaa +COD

Share

Gudomiyaha Gobolka Shabellada Hoose Cabdiqadir Maxamed Nuur Siidi ayaa waxaa uu manta ka hadlay Xaalada gobolka Shaballeda hoose qaas ahaan Xaalada Magaalada Marka.

Gudomiyaha ayaa waxaa uu Dowlada Fadaraalka ka codsaday in ay ka garabsiiso in maamul dag dag ah lo dhiso Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabelleda Hoose.

Gudomiye Siidi ayaa waxaa uu sheegay in Maamulkii hore ee Dagmada Marka u meesha ka baxay ka dib markii labo beel oo walalo ah ay halkaasi ku dagaalameen.

Gudomiyaha ayaa waxa uu hadaladaan ka sheegay xili uu waraysi siinayay Idacada Kulmiye ee ku taala Magaalada Muqdisho ee Xarunta Somalia.

Ahmed Roble
Wardoon.netgmail.com

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook