opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Siyaasiga Xaaji Maxamed Yasin Oo Cali M.Gedi Ugu Baaqay Dood Inuu La Galo +VIDEO

Share

Xaaji maxamed yaasiin oo ka Mid Ah Siyaasinta Soomaaliyeed oo horay Uga Qeyb galay tartanka Madaxnimada Dowlada Faderalka Soomaaliya Iyo Puntland  Ayaa Ka Jawabey hadal saxafada Qortay baryahani.

waxana Uu jawab ka Bixiyey Inuu isaga Iyo raysal wasarahii hore Ee Soomaaliya Cali maxamed Geedi hadalo Afka Dhex maray isagoona Cadeyey  Inay Muqaalkaasi Ahaa mid Dhalin Yaro isku jar jareen.

Ugu horayn waxa  Uu Sheegay Xaaji maxamed yaasin inaysan macquul Ahayn Inuu Afkiisa Soo mariyo Inuu Dhaho”Beesha Hawiye Isir Uma Aha Hogamainta dalka Waxana Uu cadeyey Inuu nin qaran yahay Ayna Macquul Ahayn inuu Dhaho Hadalada.

maxamed yaasin Ayaa Shirkani jara’id waxa Uu Ku Sheegay Inuusan marna waxba Ka Sheegin Ragii hogaanka Dalka Soo qabtay,Taasi oo Uu ku Tilmaamay Inay madaxda Soomaliya Xilka Soo qabtay Kuli Lasoo shaqeyey.

“maha wax Aan Afkayga ka Dhahi karayo Inay Beesha Hawiye Xil qabtaan  Isir Uma Aha Marna Aniga Hadalka ma Dhahi karo Wana ka Weynahay Nin Qabiil Nin qaran Ayaan AhayAyuu Yiri” Xajai Yaasin.

waxa Sidoo kale Ku Baqay inuu Cali maxamed Gedi U Diyar garoobo inuu Qud bad  dad Weynaha Qaadi ka Yahiin Wada Galaan.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook