opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Steven Gerrard oo taageeray in kabtanka England laga dhigo Rooney

Share

Steven Gerrard ayaa ku biiray raga codka ugu shubaya Wayne Rooney in loo doorto kabtanka cusub ee xulka England.

34 jirka kabtanka u ah Liverpool ayaa ka duqoobay xulka seddexda libaax waxaana uu goostay kadib koobka Adduunka inuu ka tago booskiisa iyo kabtankaba.

Gerrard ayaa dareensan in Rooney uu yahay musharaxa ku haboon in loo doorto kabtanka xulka Roy Hodgson xili loo doortay iyana kabtanka Man United sanadkan.

Kabtan Gerrard oo ahaa kabtankii dhawaan ee England ayaa 114 kulan u saftay England,21 gool ayuu u dhaliyay 14 sano xirfadiisa xulka.

BARIIS WARDOON SPORTS
WARDOON.NET@GMAIL.COM

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook