opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Suuqa Bakaaraha Oo Maanta Gebi Ahaanba Xiran +COD

Share

Sida ay sheegayaan wararka laga helayo Suuqa ugu weyn Dalka Soomaaliya ee Bakaaraha ayaa sheegaya in Saaka gabi ahaanba uu Xiran yahay islamarkaana uu hakad ku jiro Ganacsigii Suuqa.

Xirnaanshiyaha SUuqa ee Saaka ayaa lagu sababeyey in ay tahay lacago canshuura ah oo ay Maamulka Degmadda Howlwadaag ee Gobalka Banaadir ay Ganacsatadda ku soo rogeen ganacsataduna ay arintaasi ka biya diidsanyihiin.

Mid kamid ah Dadka ku sugan Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho ayaa Warbaahinta u sheegay in aysan jiri Goob Ganacsi oo Furan islamarkaana Suuqa ay Joogaan Ciidamada Dowladda Soomaaliya.


Ahmed Roble
Wardoon.netgmail.com

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook