opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Suuqa Bakaaraha Oo Maanta Laga Qab Qabtay Dhalinyaro Fara badan +SAWIRO

Share

Ciidamada Amaanka Soomaaliya ayaa maanta Howlgallo lagu xaqiijinayo Amaanka Caasimada ka sameeyay Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho,waxaana lagu soo qab qabtay tiro dad ah.

Dadka lagu soo qabtay Suuqa Bakaaraha ayaa gaaray ilaa 45-Ruux kuwaas oo lala xariirinayo Falalka Amaandaro ee Caasimada ka dhaca.

Gudoomiyaha Degmada Holwadaag Axmed Nuur Cabdi Siyaad ayaa Radio Kulmiye u sheegay in Ciidamada nabadsugida iyo kuwa Booliska Soomaaliya ay baaritaanada Fuliyeen,waxaana uu sheegay in dadka la soo qabtay uu ku jiro Nin lagu qabtay bastoolad kaas oo baaritaan lagu hayo.

Axmed Nuur Cabdi Siyaad ayaa sheehay in Dadka la soo qabtay la kala saarayo islamarkaana laamaha Amaanka ay baaritaano ku hayaan.

BAKARO2
BAKARO3
BAKARO4
BAKARO5
BAKARO6
BAKARO22
BAKARO33
BAKARO1

Ahmed Roble
Wardoon.net@gmail.com

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook