opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Taageerayasha Faroole OoGaas Ku Eedeeyay Qabyaalad Cad Cod

Share

Maamulka Puntlan ayaa waxaa ka taagan dhibaato aad u adag oo cakirtey shaqeyntii maamulkaas oo dhan, kadib markii uu Ina Gaas uu lasoo baxay qadiyad ku saleysan qabyaalada Qayaxan (Cumar Maxamuud).

Dhinaca kale beesha Ciise Maxamuud ayaa iyagu diidan in laga qaado Jagooyinkii ay la wareegeen markii beeshoodu ay maamulka Hayeen .
Dhinaca kale siyaasiga wareysiga bixiyey oo la yiraaho Bootaan Axmed Bootaan oo isagu kasoo jeeda gobolka bari magaalada Boosaaso ayaa tibaaxay in maaulkaas ay fashilisey qabyaalad qayaxan oo ay wado beesha uu kasoo jeedo C/Gaas iyo beeshiisu.
HALKAN KADHAGAYSO
Ahmed Roble
Wardoon.net@gmail.com

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook