opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Van Persie Oo Ku Soo Laabtay Kooxda Man United

Share

Weerar yahanka ree Holland ee Van Persie ayaa maanta dib ugu soo laabto tababarka ay kooxdiisu isugu diyaarinayso kulanka axada ee Sunderland.

Van Persie ayaa seegay kulankii furitaaka horyaalka ay guul daro 2-1 ka soo gaartay kooxda Swansea City kadib markii la xaqiijiyay in laacib kaan uu san diyaar ahayn.

Van Persie ayaa maanta lagu arkayay tababarka ay ciyaartoyda kooxda United isugu diyaarinayeen kulanka ay u safrayaan Stadium of Light halkaas oo ay ku la soo ciyaarayaan kooxda Sunderland oo dhankooda sameeyay saxiixyo fiican xaggaagaan.

bariis wardoon sports
wardoon.net@gmail.com

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook