Vermalean oo Dib Ugu noqonaya Kooxdiisii Hore Barcelona

Sida ay shaaciyeen jaraa’idka cayaaraha ka faalooda ee kasoo baxa gobolka Catalonia ee kooxda Barcelona ka dhisan kooxda Arsenal ayaa ogolaatay in captainkeeda ay ka iibiso isla kooxdii ay ka iibisay captainkeedi hore Fabregas ee Barcelona.

Kooxda Barcelona ayaa Vermalean kula soo wareegeysa aduu lacageed dhan  13 milyan oo euro oo u dhiganta 10.5 milyan oo Ginni, Xilli Barca laga sugayo in si rasmi ah ay ugu dhawaaqdo inay la wareegtay Thomas Vermalean oo boos joogta ah ka waayay garoonka Fly Emirates ee magaaladda London.

Kooxda Arsenal ayaa ka caga jiideysay in xidigaan ay ka iibiso kooxda Manchester United oo baahi u qabta daafac adag, Iyadoo la tuhunsanyahay in tababare Wenger uu ka duulayay in aanu u dulqaadan garin Vermalean oo laguuleysanaya Man UTD kana soo horjeeda kooxdiisii hore.

bariis wardoon sports
wardoon.net@gmail.com

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook