opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

WAR Culus: Ninkii Fuliyay Dillkii Suxufiga Maraykanka, oo Noqday Heesaa British Ah -VIDEO

Share

Dagaalamayaasha Islaamigaa ee Ciraaq iyo Suuriya ka dagaalama ayaa dhowaan  Dilay Wariye u dhashay Dalka Mareykanka oo lagu Magacaabo James Foley kaas oo Mudooyinkaan ka Shaqeynayay Dalka Siiriya oo Qalalso ay ka jirto.

Hadaba waxaa haatan la Baahiyey muuqaalka iyo  Ninkii Fuliyay Dillkii Suxufiga Maraykanka Ah Ee Kooxda Daacish Oo Noqday Heesaa British Ah Oo Ku Biiray Kooxdaa.

Ahmed Roble
Wardoon.netgmail.com

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook