opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Warbixin: Waa Kuwee 10-kii Ciyaaryahan Ee Funaanadooda Loogu Xerashadda Iyo Iibsiga Badnaa Xilli Ciyaareedkii Hore Horyaalka Premier League.

Share

Waxaa la soo saaray warbixin ka hadlaysa 10-ka ciyaaryahan ee sida aadka ah horyaalka ingiriiska xilli ciyaareedkii hore loogu jeclaa xerashada iyo iibsiga funaanadahooda.
Hadaba 10-ka ciyaarayahan ayaa waxaa ka mid ah Robin van Persie, Wayne Rooney, Juan Mata,Shinji Kagawa, Steven Gerrard, Luis Suarez, Eden Hazard, Frank Lampard Mesut Ozil iyo Sergio Aguero.
Waxayna ciyaaryahanadda ka kala socdaan shanta koox ee ugu awooda badan horyaalka ingiriiska.
Hadaba kooxda Manchester United ayaa ku leh cyaaryahanadda ugu badan horyaalka England waxaana kaga jira 4 ciyaaryahan oo funaanadooda si fiican ay suuqa ugashay taageerayaashuna ay jeclaayeen waxayna kala yihiin, Robin van Persie, Wayne Rooney, Juan Mata iyo Shinji Kagawa.
Dhanka kale Liverpool iyo Chelsea ayaa min 2 ciyaaryahan ku leh Steven Gerrard, Luis Suarez oo Reds ka tirsanaa xilli ciyaareedkii hore ayaa kaalinta 10-ka funaanad ee ugu shacbiyadda badneyd xilli ciyaareedkii hore galay, Blues ayaa iyana ku heshay Eden Hazard, Frank Lampard.
Halka Arsenal iyo Man City ay ku leeyihiin mn hal ciyaaryahan sida Mesut Ozil iyo Sergio Aguero.
Hadaba qiimayntan ayaa ah 10-ka ciyaaryahan ee ugu shacbiyadda badnaa xaga funaanaddaha xilli ciyaareedkii hore ee dhamaaday 2013/14 horyaalka Premier League.

mn   mn3 mn4 mn5 mn6 mn7 mn8

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook