Wiil yar oo leh laba gacmood oo ka weyn madaxiisa +SAWIRO+ VIDEO

Wiil u dhashay dalka hindiya oo 8jir ah ayaa leh labo gacmood oo ka weyn madaxiisa , taas oo u saacidi wayday in uu qabsado shaqooyinka joogtida ah, iyo sidoo kalene in uu la ciyaaro caruurtiisa da’disa ah.

Wiilkan yar ayaa sheegay in caruurta da’adiisa ah ay dhibaan , hadd iyo jeerne ay ku caayaan gacmihiisa waaweyn , taas oo mararka qaar keenta in uusan ka soo bixin gurigooda.

mucjiso1 mucjiso2 mucjiso3 mucjiso4 mucjiso5 mujiso6

Ahmed Roble
Wardoon.netgmail.com

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook