opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Xabi Alonso oo ku biiray Bayern Munich

Share

Real Madrid ayaa xaqiijisay in ciyaaryahankeeda qadka dhexe ee Xabi Alonso ay ka iibiyeen kooxda Bundesliga difaacaneysa ee Bayern Munich.

Halyeygii hore Liverpool oo ku dhawaaqay  toddobaadkan inuu ka fariisto ciyaaraha caalamiga xulkiisa ayaa shansano ku soo qaatay garoonka Bernabeu.

Kooxda Spain ayaa websetkeeda ku qortay qoraalka ay ku xaqiijinayaan wareegistiisa”Real Madrid iyo Bayern Munich waxaa ay ka gaareen Xabi Alonso..

“ciyaaryahanka waxaa uu kula lahadli doonaa warbaahinta maanta oo Jimco ah Lixda duhurnimo Santiago Bernabeu isaga iyo Emilio Butragueno

32 jirkan tijaabada caafimaad u maraya kooxda Germany oo uu ku biirayo.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook