Xafiis Cusub oo Lamagac Baxay Madiina Construction Co. Limited Oo laga furay Dalka Chinaha iyo Xawaalada olympic +SAWIRO+ VIDEO

Madiina Contruction And Traiding Co. Limited Waa Xafiis Uqidmeen doonaaa Dadka Ganacsatada ah Ee Kunoool Caalamka Daafahiis Gaar Ahaan Iskaandineefiyanka Qaasatan Reer Norway Oo Uu kasoo jeeda Ganacsadaha ka furay Xafiiska Dalka Chinaha Xafiiskan Oo Kaacaawin Doonom Inuu Alaabtaada Kuusooraro Haday Markab Ahaato Iyo Hadeey kaargoo Ahaataba Waxaana laguugu keenayaa meeshaaad dalbato.

Qidmada lagaa qaadayo Ma Ahan Wax Sidaas Ubadan waa 5% barsantej .

Hadaaad maqantahay Hadii Aad Takto Chinaha waaa lagula Soo adeegayaa Alaabta waa laguu soo rarayaa waxaana lagaa qadayaa In kasiiyar Intii Hore Waana 3% barsantek.

Waxaaa Intaas Siidheeer Xafiiska Waxaa Kale Oo uu Kuuhayaa Xawaalad Aad lacagta kusoo dirsan kartid Xawaaladaasna Waa Olympic

Lacag ala lacagtaaad doontana waaa la bixin karaa oo waxaaad ka helaysaa xafiiskaas ku yaalo chinaha.

lacagtana waxaaad geen kartaa Xawaalada olympic meel alla meeshay ku taaalo ayaaad geeen kartaaa Waxaadna Kuqaadanaysaa Online Lacagtaada Sida Caadada Ah Ee Xawaaladaha Lacagta Kubixyaan.

Hamoogaan Jaaniskaan Kusoomaray Waxaadna Laxiriiri Kartaa Maamulaha Xafiiska

Cabdiqaadir Xaaji ibraahim yusuf
Tell: 02083594269  AMA  0208618565325449

04030201060508071109

 

 

Ahmed Roble
Wardoon.netgmail.com

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook