opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Xildhibaan Puntland Ah Oo Beeniyay Inuu Gaaloobay +COD

Share

Xildhibaan Xasan Xaange Maxamed oo ka mid ah mudanayasha Baarlamaanka dowladda Puntland ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay qirshool uu sheegay in lagu damacsan yahay in lagu dilo.
Shir jaraa’id uu Garowe ku qabtay shalay ayuu Xildhibaanku cadeeyay inaysan waxba ka jirin wararka sheegaya inuu xarunta Baarlamaanka dhexdeeda ku caaay diinta Islaamka isla markasna arrintani dad kale ay wataan.

Shalay oo Jimce ahayd ayaa qaar ka mid ah Masaajidyadda ku yaala magalada laga sheegay in Xildhibaan Xaange uu diinta caayay isla markasna ay haboon tahay inuu diinta kusoo laabto,wuxuna hadalkaasi ku sheegay mid been abuur ah wixii ka danbeeyayna uu Maxkamadda lasoo fuuli doono.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook