opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

XISBIGA WADANI OO XAFLAD BALAARAN KUQABTAY MAGALADA OSLO EE DALKA NORWEY+ SAWIRO

Share

Xisbiga Wadani Ee Jamhuuriyada Somaliland Ayaa Xaflada Balaaran Kuqabtay Magaalada Oslo Ee Caasimada Norwey.

Xaladan Oo Aykasooqeyb Galeen Mas Uuliyinka Katirsan Xisgiga Wadani Ee Dalka Norwey Oo Ay Ugu Horeeyaan .

Gudoomiyaha Wadani Ee Norwey  Axmed Xaashi.

Gudoomiyaha haweenka   Layla Jaamac Kaahin. 

Gudoomiyaha Dhaqaalaha  Mr Foot. 

Gudomiye Kuxigeenka Dhaqalaha  Nuuro Faarax.

Iyo MartiKale UU Kamid Ahaa Safiirka Somalailand Ee Norwey Iyo Taageerayaasha Xisbiga Wadani Oo Aan Ukala Harin.

HALKAN KADAAWO CASHA SHARAF LOOSAMEEYAY GUD. HAWENKA XISBIGA WADANI EE FINLAND

HALKAN KADAAWO VIDEOGA XAFLADA WADANI

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook