opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Xog Hoose Mooshinkii Xildhibaanada OO markaan Kuyimid Cabdi Wali Sheekh

Share

Xildhibaano ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya ayaa magaalada Nairobi ee casimada dalka Kenya waxya ka bilaabeen mooshin ka dhan ah Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya C/weli Sheekh Axmed.

Warbaahinta Wardoon.net  ayaa Xog ku heshay  in xildhibaanadaan ay gaarayaan ilaa iyo 60, waxaana ay hadda abaabulaayaan xildhibaano badan oo kasoo horjeesta C/weli Sheekh Axmed.

Dhanka Kale C/weli waa uu ka war helay qorshahaan la sheegaayo in isaga dhankiisa yahay, waxaana uu deg deg ugu tegi doonaa xildhibaanadaan isaga oo ka duulaaya Mooshinkaan laga keeni doono.

Ilaa hadda uljeedka Mooshinkaan  lama oga iyo sababta ka dambeysa, hase ahaatee xildhibaanada ayaad moodaa kuwo aanba joogi karin mooshin la’aan.

Ahmed Roble
Wardoon.net@gmail.com

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook