opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Xulka Portugal oo la magacaabay iyo Cristiano Ronaldo oo laga saaray

Share

Weeraryahanka Real Madrid oo ka cawanaya dhibaatooyin dhaawac ayaa laga saaray xulka dalkiisa Portugal.

Xulka Portugal ayaa wajahaya Albania kulankooda ugu soo horeeya ee isreeb reebka Euro 2016 waxaana macalinka Paulo Bento uu qiray in Ronaldo uu ka cawanaya xaalado dhaawac.

Liiska xulka Portugal oo buuxa.

Goolhayayaasha: Eduardo (Dinamo Zagreb), Anthony Lopes (Lyon), Rui Patricio (Sporting Lisbon)

Daafaca: Andre Almeida (Benfica), Vitorino Antunes (Malaga), Fabio Coentrao (Real Madrid), Ricardo Costa (Al-Sailiya), Neto (Zenit St Petersburg), Pepe (Real Madrid), Joao Pereira (Valencia), Reuben Vezo (Valencia)

Qadka dhexe: William Carvalho (Sporting Lisbon), Andre Gomes (Valencia), Raul Meireles (Fenerbahce), Joao Moutinho (Monaco), Adrien Silva (Sporting Lisbon), Pedro Tiba (Braga), Miguel Veloso (Dinamo Kiev)

Weerarka: Bruma (Galatasaray), Eder (Braga), Ricardo Horta (Malaga), Ivan Cavaleiro (Deportivo La Coruna), Nani (Sporting Lisbon), Vieirinha (Wolfsburg)

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook