opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Yaya Sanogo Oo Uga Haray Arsenal Dhaawac Kulankii Besiktas

Share

Tababaraha Arsenal Arsene Wenger ayaa xaqiijiyay in weerar yahanka ree France Yaya Sanogo uu san kooxda u soo raacin Turkiga dhaawac uu qabo dartiis.

Arsenal ayaa ku soo gashay kulan kii xalay ee Besiktas Giroud oo isna awoodi waayay inuu wax u qabto kooxda Gunners taas oo keentay in laacib kaan uu eedayn kala kulmo taageerayasaha Arsenal.

Balse warar lagu faafiyay barta Twitter-ka ayaa sheegaya in Yaya Sanogo uu san dhaawac ahayn lakiin markii kooxdu ay u safraysay Tukiga ayuu wayay Passport-kiisii uu ku duuli lahaa taas oo keentay inuu iska joogo London.

Wax walbo waxay soo kala cadaan doonaan kulan ka Everton ee sabtiga markaas oo lakala ogaan doono in dhaawaca laacib kaan uu dhab ahaa iyo in lumitaanka Passport-kiisa ay wax ka jiraan.

bariis wardoon sports
wardoon.net@gmail.com

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook