opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Af Hayeenka Shirka Garbahaareey Cabdi Shire Ciyaar Jecel Oo Arin Muhiim Ah Kahadlay+ Cod

Share

Cabdi Shire Jaamac Ciyaar Jecel oo ah Afhayeenka shirka Garbahaareey ayaa sheegay in aanu wax saameyn ah ku yeelan doonin shirkooda kan kla socda magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose.

Waxa uu sheegay in caalamka aanay wax xal ah u hayn Soomaalida, islamarkaana Soomaalida ay iyaga is xalin karaan, waxaana uu sheegay in reer Gedo ay markaan aayahooda ka tashanaayaan.

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook