opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Afhayeenka Al-shabaab Cali Dheere isaga oo oynaaya ka hadlay dhimashadii Godane +COD

Share

War goor dhow kasoo baxay Hoggaanka Maleeshiyada Alshabaab ayaa waxaa lagu shaaciyay in Duqeyntii ka dhacday G/Sh/Hoose uu ku geeriyooday Hoggaamiyihii Kooxda Alshabaab Axmed Cabdi Godane.

Warbixinta kasoo baxday Hoggaanka ayaa waxaa lagu sheegay in Axmed Godane uu sababsaday Duqeynta, waxaana lagu Cadeeyay bayaankaasi in Maleeshiyadu ay magacawday Hoggaamiye Cusub oo Magaciisa lagu sheegay Axmed Cumar Abuu-Cubeyda, kaasi oo aan horay loo maqal.

Warbixinta Al-shabaab ayaa lagu sheegay inay hoggaamiyahooda la geeriyoodeen laba ka mid ahaa abaanduulayaashooda, kaddib duqeyntii ay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Mareykanka lagula beegsaday Isniintii.

Dhanka kale, Hoggaamiyaha cusub ee Al-shabaab, Axmed Cumar Abuu-Cubeyda yaa ku cusub dhagaha Soomaalida, waxa uuna noqonayaa Hoggaamiye aan Muuqaal iyo Magacba la garaneynin.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook