opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Afhayenka AMISOM Oo Diifaacay Dhaqan Xumida Askartiisa &Wariye Abdihafid oo Karbaashay+ VIDEO

Share

Maalintii isniinta ayaa hay’adda u doodo xuquuqda bini-aadanka HRW ayaa soo saartay qoraal ay ku eedeyneyso ciidamada AMISOM inay kufsadeen gabdhihii soomaliyeed gaar ahaan gabdho yaryar kuwaasoo inta badan xeryaha ciidamada AMISOM u doonta dawooyin iyo samafal. Waa fal aad iyo aad u foolxun, naxdin leh, islamarkaana lid ku ah sharafta gabdhaha soomaliyeed. Haddaba wareysi lala yeeshay afhayeenka AMISOM col Cali Xaamuud ayaa inkiray in tacadiyadaas foosha xun ay sameeyeen ciidamada AMISOM, “AMISOM maba qaldami karto mana kufsan dumar soomaliyeed.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook