Ahlusunada Konfured Oo Taageeray hirka Kismayo+ COD

Maamulka Ahlu-sunna Waljameeca ee gobalada Koonfureed ayaa sheegay in ay u tanaasuleen maaamulkaa Sheekh Axmed Madoobe ka dib dhaliilo badan oo ay u haaayeen.

Afhayeenkaa Ahlu-sunna Waljameeca Sheekh Maxamed Isaaq Al-qaadi oo Wareysi siiyay Idaacadda Goobjoog ee Muqdisho ayaa sheegay in ay ka qeyb galaayaan Shirka Kismaayo, ayna ka talinaayaan aayaha shacabka ku dhaqan Jubooyinka iyo Gedo.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook