opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Aktar caan ah ee George Clooney oo arooskiisa lagu galbiyay doomo+ sawiro+ video

Share

Aktartka caanka ah ee George Clooney oo gabar Carab ah guursaday ayaa warbaahinta Caalamka ka yaabsaday ka dib markii Arooskiisa uu dalbaday in lagu galbiyo Doomo dheereeya oo qaab Taxi ahaan u shaqeeya .

George Clooney oo u dhashay dalka Mareeykanka wuxuu aad caan uga yahay Filimaanta Hollywood-ka Mareeykanka waana 53 sano jir guursaday gabadha lagu magacaabo Amal Alamuddin oo u dhalatay dalka Lubnaan balse heeysata dhalashada dalka Ingiriiska waxeeyna da´ahaan ka yar tahay 36 sano.
Lamaanahaan oo Arooskaada uu ka dhacay Venedig oo ku taala dalka Talyaaniga ayaa waxaa ka soo qeeyb galay Aktaro iyo Fanaaniin caan ka ah Filimaanta Hollywood-ka Mareeykanka sida Matt Damon, Robert De Niro, Bill Murray iyo Bono .

clon
clon1
clon2
clon3
clon4
clon5
clon6
clon7
clooney-wedding

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook