Aqoonyahan sheegay in xaalad halis ah ay ka imaanayso Puntland iyo Gal-mudug+ cod

C/raxmaan Daqare oo ka mid ah Aqoonyahanada Soomaliyeed ayaa sheegay in xaalad halis ah ay ka imaan karto Puntland iyo Gal-mudug State hadii aan deg deg wax looga qaban waa sida uu hadalka u dhigaye.

Aqonyahankaan ayaa sheegay in Dowladda Federaalka looga baahan yahay in deg deg ay ku kala dhex gasho labadaan maamul, iyadoona baqdin ay jirto.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

One thought on “Aqoonyahan sheegay in xaalad halis ah ay ka imaanayso Puntland iyo Gal-mudug+ cod”

  1. arinta labada Maamul ma aha sida loo dhigay ama looga badbadinayo, Galkacyo aniga jooga wax dhib ahna kama jiraan, tan kale Galkacyo maanta uma baahna Dagaal ee waxay u baahan tahay Nabad iyo Horumar wanagsan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook