Arsenal oo ka hadashay mustaqbalka Caafimaad ee Mathieu Debuchy+ sawiro

Macalinka Arsenal  Arsene Wenger  ayaa shirkiisa jaraa’id ee kulanka  waxaa uu ku sheegay in daafacooda cusub ee Mathieu Debuchy ay u badan tahay inuu maro qiilin canqowga.

Ciyaaryahankii hore ee Newcastle United ayaa seegaya ilaa iyo ciida Christmas hadii uu u baahdo hawlgalo dheeraad oo caafimaadkiisa.

Laakiin Arsene Wenger ayaa cayimid inuu maqnaan karo ilaa lix isbuuc taas oo ka dhigan in Gunners ay u soo hartay oo kaliya afar difaac.

Mathieu Debuch3
Mathieu_Debuch1
Mathieu_Debuch2
mathieu-debuch

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook