opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Baashe Cabdi Godane Oo Walaal La Ah Amirki Alshabab Ayaa Kacaroday Dilka Walaakiis +COD

Share

Baashe Cabdi Godane oo walaalo yihiin Hogaamiyihii Al-shabaab Axmed Cabdi Godane ayaa si kulul uga jawaabay kalmad uu Wasiirka arrimaha gudaha maamulka Somaliland Cali Maxamed Warancadde uu ku sifeeyey Walaalkii Axmed Cabdi Godane oo Isniintii toddobaadkii hore ay Maraykanku ku dileen duqayn ay ka gaysteen deegaanka Baraawe.
Waran-cadde ayaa Axmed Godane ku tilmaamay inuu ahaa Daalin, isla markaana ay Xaq tahay in Daalinka la dilo, hase yeeshee Baashe Cabdi Godane ayaa eraygaas ku tilmaamay mid gardaro ah oo aan Walaalkii qaban, waxaanu sheegay in Walaalkii uu ahaa Geesi u shihiiday Diintiisa iyo Dhaqankiisa suuban” siduu hadalka u dhigay.
Sidoo kale Baashe Cabdi Godane waxa uu shaaciyey in Ergayga Warancade ka soo yeedhay uu yahay dambi uu ka galay Calaamul islaam oo dhan, isla markaana ay Qoys ahaan ay tahay Godob uu ka galay oo ay u hayaan”

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook