opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Bare Hiiraale Oo GarbahareeyKusiijeeda+ cod

Share

Barra Aadan Shire Hiiraale oo Muqdisho ku sugan ayaa ka qeyb gali doona shirka ka furmaaya degmada Garbahaareey ee gobalka Gedo.

Cabdi Shire oo marar badan wakiil ka noqday Barre ayaa isaga oo ku sugan degmada Garbahaareey waxa uu sheegay in shirkaan uu ka qeyb galaayo Hiirale.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook