opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Barnamij Xiisa badan oo laga Diyaariyay Muqdisho iyo nin Reer-Waqooyi ah oo caayay Cagmadhige+ VIDEO

Share

Tv-ga Universal ayaa wuxuu barnaamij Toos ah isku Xidhay Studio-ga London iyo Midka muqdisho Iyadoona si toos ah dadka soomaaliyeed loo daawad siiyey Xaalada muqdisho, horumarka iyo Isbedelka ka socda haatan.

Barnaamijka ayaa lagu soo qaatay arimo badan oo horey ay caan ugu ahayd magaalada muqdisho waxyaabaha hada iska badalay, dadka Qurbaha kasoo noqonaya ee is guursanaya, Goobaha lagu sheekaysto.
Barnaamijka ayaa waxaa sidoo Kale khadadka Taleefanka ugu qayb galay Shacab soomaaliyeed kuwaasi oo aragtidooda ka dhiibtay, waxaana dadkii kasoo dhex baxay nin taageersan maamulka Hargeisa kaasi oo canaan kala dul dhacay Wariye Cagmadhige.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

One thought on “Barnamij Xiisa badan oo laga Diyaariyay Muqdisho iyo nin Reer-Waqooyi ah oo caayay Cagmadhige+ VIDEO”

  1. juweriya macalin says:

    masha allah aad baan uGu faraxsanhay manta muqdisho seytahay insha allah intaa ka badan waynoo hagaagi qurbaha qabowgisa & dhibatadiisa waa ka nasanayna aad baan ugu faraxsanahay barnaamijkan inta ka badan in aan muqalada magalda muqdisho naga tusiisanaa wa ka jeclaan lahaa thank u so much cagta xaaji & salmaan yare waana nisalamayaa

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook