Cabdi Baaley oo u jawaabay Barre Hiiraale Shirka Kismaayo Waalaqabanayaa Mana Baaqanaayo+ COD

Cabdi Baaley oo kamid ah Kooxda Axmed Madoobe ayaa Maanta Warbaahinta u sheegay in Shirka la qaban doono Maalinta Taladaadada ah ee soo socota, kuna beegan 16-ka Bishan September.

Cabdi Baaley oo horey uga soo horjeeday Axmed Madoobe, sidoo kalena kamid ahaa Hogaamiyaashii sheegtay Madaxweynenimada Maamulka Jubba 2013-kii, ayaa hadda waxaa loo magacaay Gudoomiyaga Guddiga qabanay Shirka Jubbooyinka.

Inta badan Beelaha dega Gobolada Jubbooyinka ayaa sidoo kale kasoo horjeeda Shirka Kismaayo, oo ay ku tilmaamay mid aanan ka tarjumayn Dib u heshiisiin dhab ah oo lagu xalinayo Colaadda Jubbooyinka.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook