opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Cabdi Shire Ciyaal Jecel Oo Garbahaareey Tagay+ cod+sawiro

Share

Maalmihii lasoo dhaafay waxaa soo gaarayay magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo ergooyinka ka qeyb galaya shirweynaha wadatashiga bulshada ku dhaqan gobolka Gedo, kaas oo dhawaan ka furmi doona magaalada Garbahaarey, waxana maanta gelinkii hore soo gaaray magaalada masuuliyiin uu hoggaaminayo Dr. Cabdi Shire “Ciyaar-Jecel”  kabiirka Kooxda Qeylo-dhaan.

Xubnahan oo isugu jiray siyaasiyiin waxgarad iyo masuuliyiin kale ayaa markii ay kasoo dageen garoonka diyaaradaha magaalada Garbahaarey waxaa soo dhaweeyey qeybaha kala duwan ee bulshada. Maamulka degmada iyo saraakiisha ciidamada xoogga ee ku sugan Garbahaarey.

Masuuliyiintan oo uu kamid ahaa gudoomiyaha kooxda qeyla dhaan Cabdi shire jaamac ayaa bulshada kula hadlay taalada Garbahaarey waxaana ay ku bogaadiyeen in loo wada istaago kashaqeynta nabadda iyo Horumarka si looga baxo abaaraha baahsan ee gobolka ka jira.

 

 

cab cab1 cab2 cab3 cab4

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook