opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Cali Gurey “Ciidanka ka Dagaalamaya dhulka khaatumo Waxay kasoo Jeedan Hargeisa & Awdal+ VIDEO

Share

Gudoomiye ku xigeenka 3-aad ee Xisbga ucid Cali Gurey oo shir ku qabtay magaalada hargeisa ayaa wuxuu ka hadlay Dilkii horjoogayaasha ka tirsanaa Ciidanka Siilaanyo loogu gaystay Magaalada Qorilugud, Banaanbaxii iyo dagaalkii ka dhacay magaalada Gabiley.

Cali Gurey ayaa dhinaca kale wuxuu sheegay in Ciidamada ku sugan Jiidaha Sool iyo Cayn ay kasoo Jeedaan Gobolada Maroodi Jeex (Hargeisa) Iyo Boorama. Wuxuu sidoo kale sheegay inay horay u dhaceen shirqoolo dad badan loo dhigay oo aan Cidi is waydiin.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook