Ciyaar ay ka qeybgaleen xiddigihii hore Diego Maradona iyo Roberto Baggio +SAWIRO

Diego Maradona iyo Roberto Baggio  ayaa ka qeybqaatay kulankii nabada ee lagu taageerayay soo gaba gabeynta dagaalka Gaza oo ay ciyaareen ciyaaryahanadii hore iyo kuwa haatan.

6-3 ayey ku dhamaatay oo kooxda Pupi ay ku adkaatay,seddex gool ayuuna dhaliyay Mauro Icardi.

50 ciyaaryahan oo diimo kala duwan ayaa ka qeybgalay kulankan kana kala socday dalal badan.

Diego Maradona   ayaa wacdaro dhigay xalay,caawiyeyna gool halka Andriy Shevchenko iyo halyey Roberto Baggio uu gool dhaliyay.

Wenger ayaa ciyaartan qeyb ka ahaa.

Guud ahaan Xiddigaha ka qeybgalay kulankan

Andrea Ranocchia, Andrea Pirlo, Colombian midfielder Fredy Guarìn, Spaniards Mikel Arteta and Andrés Palop Cervera, Andrey Shevchenko, Argentine ex-player and current coach Antonio Mohamed, Brazilian Marcos Antonio Senna Da Silva, Chilean Arturo Vidal, Carlos Valderrama, Israelis Yossi Benayoun, Dudu Aouate and Tomer Hemed, Damiano Tommasi, David Trezeguet, Ethiopia captain Degu Debebe Gebreyes, Diego Lugano, Atletico Madrid coach Diego Simeone, Icelandic Emil Hallfreosson, Argentines Mauro Icardi, Ricky Alvarez, goalkeeper Juan Pablo Carrizo, Esteban Cambiasso, Fernando Tissone, Ezequiel Schelotto, Ezequiel Lavezzi, Juan Iturbe, Lionel Messi, Javier Mascherano, Maxi Rodríguez, Cristian Ledesma. Also featuring will be: Yuto Nagatomo, Ivan Zamorano, Ivan Cordoba, Roberto Baggio, Samuel Eto’o, Fernando Muslera, Filippo Inzaghi, Gabriel Heinze, Jose Chamot, Luca Toni, Lucas Podolski, Mesust Ozil, Nicola Legrottaglie, Radja Nainggolan, Ronaldinho, Stefano Mauri, Sulley Muntari and Belozoglu Emre.

mara
mara1
mara2
mara3
mara4
mara5
mara6
mara7
mara8
mara9
mara77
mara88
mara99

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook