C/qaybdiid oo hadal farxad geliyay Puntland Maanta Gaalkacayo ka sheegay+ cod

Madaxwey aha Maamulka Gal-mudug C/qaybdiid ayaa War-baahinta Maanta kuka hadlay Magaalada Gaalkacayo isagoona sheegay Markii ay dhinacyo badan Eegeyn in ay ka tanaasuleyn Xayiraadii horay ay u saareeyn Garoonka Diyaaradaha Magaaladaasi iyagoona ugu baaqay beesha Caalamka in Wax laga qabto Xiisada ka taagan Gaalkacayo.

Madaxweyne C/qaybdiid ayaa sidoo kale sheegay in Puntland ay dagaal ka horin rabto gaalkacayo qorshaha ka dambeeya dagaalkasina uu yahay in la joojiyo ama la carqaladeyo shirka cadaado lagu balan san yahay in uu ka furmo kaasoo maamulka loogu sameen rabo Gobalada dhaxe sida Mudug & Galgaduud.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook