opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Daawo Dood Kulul Ay Isku Farasaareen Siyaasiyinta Somaliland+ VIDEO

Share

Tv-ga Horn Cable ayaa wuxuu qabtay dood ku aadan Xaalada murugsan ee maamulka Somaliland waxayna Markii danbe gaadhay inay isku faro Saraan Siyaayiinta dooda loo qabtay.

Doodan oo ku dhamaatay Buuq iyo isku gacan qaad ayaa waxaa loo qabtay Gudoomiye Ku xigeenka Xisbiga Mucaaridka Ucid Cali Gurey, Xildhibaan ka tirsan maamulka Somaliland oo lagu magacaabo Bukhaari iyo waliba sidoo kale Cabdirashiid Riyo Raac oo ka tirsan Xisbiga Mucaaridka ee WADANI.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook