opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Danny Welbeck Oo Kahadlay Ku Biiritaankiisa Kooxda Arsenal

Share

Weeraryahankii hore ee kooxda Mancheter United Danny Welbeck ayaa ku adkaysanaya in ku biiritaankiisa kooxda Arsenal uu ku biiray uuna naadiga Manchester United in uu ahaa go,aan sax ah.

Xiddigan u dhashay xulka England ee weerarka ka ciyaara ayaa kooxda Gunners ku biiray daqiiqadihii ugu dambeeyay ee suuqa kala iibsiga ciyaartoydda kadib 13 sano oo uu la soo joogay kooxda United oo uu ku soo biiray isagoo aad u da,yar.

“Waxaan ka mid ahaa kooxda United tan iyo yaraantaydii anoo wiil yar ah waxaana halkaas ku soo qaatay waqti fiican, kaliyah hadda waxa aan eegayaa oo aan ka fakarayaa noloshayda qaybta kale ee hormarkeeda ah xilli aan haatan ka mid ahay Arsenal, waxaana doonayaa in aan wax badan la qaato Arsenal.”

“Waxaan u arkaa go,aankii aan ka qaatay United in ay ahayd mid wanaagsan waayo meel aad go,aan ka qaadatay ma sii joogi kartid,”

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook