opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Danny WELBECK oo si rasmi ah ugu biiray Arsenal

Share

Kooxda Arsenal, ayaa si rasmi ah ugu dhowaaqday inay lasoo xasiisatay xiddigii kooxda Manchester United iyo xulka England Dany Welback.

Weeraryahanka Manchester United Danny Welbeck ayaa lagu soo waramayaa inuu saxiixay heshiis sano ah, kadib markii labada koox ay isku raaceen 16 milyan oo ginni ah uu kula biiray kooxda Arsenal.

23 sanno jirkaan ayaa si xoogan loola xiriirinaayey inuu ka tegayo kooxda ka dhisan Old Trafford xagaagaan ka dib markii uu tababare Louis van Gaal u sheegay inuu koox cusub raadsado.

Kooxaha Tottenham Hotspur iyo Sunderland ayaa la fahamsanaa inay xiiso u qabaan lasoo wareegitaanka xiddiga heerka caalami ee dalka England, laakiin Arsenal ayaa haatan kala wareegtay hogaanka loolanka saxiixiisa maalinta ugu dambeysa suuqa kala iibsiga ciyaartoyda Yurub ee xagaagaan.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook