Daroogo dhagaxaan shub ah lagu soo qariyay oo Yurub loo soo diray +VIDEO

Daroogo halis ah gaar ahaan nuuca loo yaqaan Kokain ayaa waxaa loo soo diray labo ka mid ah dalalka ugu caansan qaarada Yurub balse Daroogadaan oo qiimaheeda lagu sheegay in ka badan 50 Milyan oo Euro ayaa iminka gacanta lagu dhigay.

Daroogadaan oo Dhagaxaan shub ah oo shamiiteeysan lagu soo dhex qariyay waxaa lagu qabtay gudaha dalka Peru balse waxeey beec ahaan ugu sii jeeday wadamada kala ah Spain iyo Belguim. Raga kiiskaan loo soo xiray ayaa waxaa lagu kala sheegay 2 nin oo dalka Mexico u dhalatay iyo 6 u dhashay wadanka Peru.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook