opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Dhagayso Aabo Somaliyed Oo Wiilkiisa Siriya Aday Oo Kasheekeeyay Siday Wax Udhaceen

Share

Aabo Soomaaliyeed oo magaciisa ku koobay Maxamed ayaa VOA u sheegay in wiilkiisa uu ka tagay magaalada Minneapolis kuna biiray ururka Daacish ee Syria. Wiilkaas oo 19-jir ahaa ayaa ku noolaan jiray magaalada Hamilton ee dalka Canada.

Wiilkan ayaa lagu magacaabaa Maxamud Maxamed.

Aabe Maxamed wuxuu sheegay in willkiisa uu tagay Syria laba bilood ka hor, isagoo sii maray dalka Turkey.

Aabaha ayaa sheegay inuu si weyn uga naxay markii uu ogaaday in wiilkiisu uu ku biiray kooxda Daacish ee Syria oo uu ku tilmaamay koox aan Islaam ahayn.

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook