Dhagayso Taariikha Axmed Godane +COD

Hogaamiyihii Al-shabaab Axmed Cabdi Godane ayaa ku dhintay weerarkii ay dayuurad Drone ah uu Mareykanku leeyahay ay la beegsatay Isniintii la soo dhaafay meel waqooyiga kaga beegan magaalada Barawe ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

Idaacada VOA ayaa waxay Diyaarisay Barnaamij Kooban kaasi oo Looga hadlayo Taariikhdii Axmed Cabdi Godane, Goobihii uu wax kusoo bartay, markii uu ku suganaa magaalada Hargeisa iyo Mucaaradnimadii uu kala horyimid maamulkaasi, Markuu usoo wareegay Dhinaca muqdisho Ragii ay Sxb-ka ahaayeen oo ka warbixiya iyo waliba Siduu uu ku qabtay Hogaanka Al-shabaab.

Sidoo kale Barnaamijka ayaa waxaa Lagu soo Bandhigay Saamaynta Arintaani ay ku yeelaynayso Kooxda Al-shabaab, Magacyada Ragga Loo badinayo Inay Badalaan Axmed Godane iyo waliba waxyaabaha ay Caanka ku yihiin.

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook