opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Digniin Galmudug Oo Xayiraad Saartay Garoonka Gaalkacyo Laga Bilaabo Berito 12:00ka Duhurnimo

Share

Dowlad Goboleedka Galmudug Ayaa Soosaartay Digniin Lojeedinayo Diyaaradaha Kadega Gaalkacyo Inaysan Tagi Karin Laga Bilaabo Laamilnta Berito Ah Saacaduna Kubeegan 12:ka Duhurnimo.
Cidii Isku daydaa Inay Jibisane Iyadu  Ay Masuuliyadaas Qaadanayso.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

2 thoughts on “Digniin Galmudug Oo Xayiraad Saartay Garoonka Gaalkacyo Laga Bilaabo Berito 12:00ka Duhurnimo”

  1. maxamed says:

    waxay aniga ilatahay warka shegaya in galmudug diday in diyaradaha ka so daga magalada galkacyo la jojiyo in aay so dhawen karto,dagal kaqarxa gobalka mudug,sida laga warqabo gobalka mudug dadka dega waxay kuwada nolayen nabad,waxadse mod in arintasi hader wax iska badali donaan,Qolada sacadka waxay kasbanayan inlaga kiciyo magalada galkacyo hadii dagal dhoco,markasna waxa mesha ka bixi dona shegashada gal mudug,puntland waxay hader haystan ciidan xoogan oo hubeysan,shacabkuna waxay ku tagerayan xoog iyo xoolo,si kasta arintu ha noqote dagal dadka dariska oo dhulkas kuwada nool waxuu ukenaya khasaro lahubo hadii aan laga wantobin,inkasto dawladda fadaralka somaliya aay jeclan lahayd in meshas dagal lagu hobto ka dhoco.

  2. xamdiyeey says:

    waa nasiib daro rubacqarni ka dib in maamul goboleedka galmudug iyo puntland ay u horseedaan u iclaamiyaan dagaal sokeeye bulshada walaalaha ah ee wada daga rijinkaas,waxaana masiibo ah in soomaalidu ay balaayada ayadu lugaheeda ku raadsato oo ay nabada la colowdo,sida ay wax u socdaana waa uun sidii waligood ay ahaan jireen arimaha soomaalida guud gaar ahaan ku wada daga,waxaan ku talin lahaa in nabada la xeeriyo oo ilaahay looga baqo in mushkilad la abuuro kadib markii waxoogaa nabada la helo ama naruura ah meeshii ilaahay loogu shukrin lahaa nabada la haysto oo ilaahey la waydiisto nabad caama oo waarta,puntuland maamulkooda iyo galmudug maamulkooda iyagaa qaadaya masuuliyada mushkilada ay ka abuurayaan deegaanka,waxa wanaagsan in caqligu si fiyoow u shaqeeyo oo umada laga daayo balaayada hadii ay ka waantoobi waayaan waxaa ku baxaya iyaga labada madaxweyne ku sheeg shacabkana ha iska diidaan iney qayb ka noqdaan danaha qaas ee cabdiwali gaas iyo cabdi qaydiid ay horkacayaan,waxaan ku celinayaa ilaahay ka baqa oo arimaha wanaag ku xaliya ninkii fidno wado asaga allaha ku bixiyo umadana alaha ka badbaadsho wabilaahi towfiiq.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook