opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Faah Faahino Kasoo Baxaya Sababaha Sanbaloshe Xilka Looga Qaaday +COD

Share

Waxaa soo baxaya Sabaihii uu xilkiisa ku waayay Agaasimihii hore ee Hay’ada Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka C/llaahi Maxamed Cali sanbaloolshe oo shalay Golaha wasiirada si lama filaan ah ay xilka uga qaadeen.

Wararka ayaa sheegaya in arimaha uu sababsaday Sanbalooslhe ay kamid tahay Xarig uu ugeystay Xildhibaan Shiiraar  iyo inuu si aan habooneyn uga jawaabay markii wax laga weydiiyay sababta uu xasaanada uga qaaday xildhibaankaasi ,isagoo waliba qaar kamid Golaha wasiirada ugu hanjabay inuu iyagana xirayo .

Sidoo kale waxyaabaha lagu eedeyay waxaa kamid ah Amaro uu bixiyaya oo lagu xiray qaar kamid ah Idaacadaha Madaxabaan ee Muqdisho iyo Suxufiyiin  taasi oo ay ugu dambeysay shalay markii Hay’ada nabadsugida ay xirtay Idaacada Kumiye iyo Idaacada Simba oo iyana haben hore Hawada laga saaray Ciidamadana ay qalabkii ka qaateen iyo Xarigii Agaasimeyaasha Radio Kulmiye iyo Radio Muqdisho.

Cabdulaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe mudo Labo bil kayar ayuu ahaa Agaasimaha hay’ada Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka, waxaana mudaadasi magaalada ka dhacay Weerarao ay Ciidamada Nabadsugida ku qaadeen guryaha Siyaasiyiin ,Xildhibaano iyo xarumo warbaahineed waxaana la sheegayaa in arimahaasi ay qeyb ka ahaayeen waxayaabaha soo dadajiyay xil ka qaadistiisa .

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

One thought on “Faah Faahino Kasoo Baxaya Sababaha Sanbaloshe Xilka Looga Qaaday +COD”

  1. maxamed says:

    waxan talo uso jedin laha cabdulahi maxamed cali sanbalooshe,agasimaha nabad sugida somaliyed ama muqdisho,ilen hader somali mawada dhame,shaqada aad qabanayso in aad latashato,masulinta shaqada kaga sareysa sida Wasiirka Aamanka, Gashandhiga,arimaha gudaha,R/wasaraha,intas oo sargaal in aad latashoto ayad wajib uledahay in aad noqoto kaligi duul waa khalad,mida kale hadii aduga darta mamulku ku burburo wax dan ah oo kugu jira majiraan,waa in aad siyasada wax ka badasha,iska ilili siyasada qar’iska tuurka ah oo aad isga horkentay bulshada iyo siyasinta wadanka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook