Faalo Isha Muruq makaa galay +COD

Isqa qabsi badan ayaa ka dhashay Nidaamka Federaalka ee Somaaliya ay qaadatay hirgalintiisa waxaana jira dhaliilo loo jeedinayo hanaanka Dowladdu u sameyneyso Maamul Goboleedyada iyo sida Gobolada leysku raacinayo.

Inta badan Aqoonyahnahada Somaalida waxa ay sheegayaan hirgalinta federaalka iyo dhismaha Maamul Goboleedyada laga dhaxlay in qolaba qolada kale eedeyso iyo qilaaf soo kala dhaxgalay Dowladda dhexe iyo Maamulo horay u jiray

Sidoo kale waxaa la aaminsna yahay in hananaka Federaalku uusan ku habooneyn bulshada Somaalida oo wadaaga Luqada,Diinta iyo dhaqanka intaba

Hadaba Faalada soo socota oo ciwaankeedu yahay isha Muruq makaa galay ayaa ka hadleysa arimaha Maamul Goboleedyada iyo marxalada siyaasadeed ee hada dalku ku jiro waxaaa qoray Cumar Shaamwaxaana soo jeedineysa Xaawo Cabdulle Cubeyd.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook