opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Fartaag oo ka qeyliyay shirka Garbahaareey +cod

Share

Madaxweyne ku xigeenka maamulka KMG Jubba Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil(Fartaag) ayaa shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay magaalada Garbahaarey wuxuu kaga hadlay shirka Garbahaarey oo qaban-qaabadii ugu dambeysay ay soconayso iyo midka ka furan iminka magaalada Kismaayo.
Fartaag ayaa sheegay in shirka Kismaayo uu yahay mid ay u dhan yihiin dhammaan beelaha Jubbooyinka iyo Gedo isla markaana uusan jirin wax shir ah oo Garbahaarey ka dhacaya.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook